Sumaya ayaa Xalisay
Format
Format
User Rating
User Rating
Release Date
Release Date
Date Added
Date Added
Language
Language
Ebook
(0)
Sumaya waxay xalisay Su'aasha Shimbara Qoda Alwaaxa (Sumaya Solves the Woodpecker Problem)
by Aisha Ahmed
Part of the Sumaya ayaa Xalisay series
When Sumaya discovers a busy woodpecker in her backyard, she worries the bird could be hurting its head and neck. She sets out to create some inventions to help protect the bird. How will Sumaya solve the woodpecker problem?
Markii Sumaya ay aragtay shimbir aalwaaxa qoda oo mashquul ah barxadeeda dambe, waxay ka walwalsan tahay in shimbirtu ay dhaawacayso madaxeeda iyo qoorteeda. Waxay bilawday inay abuurto ikhtiraacyo si ay uga caawiso ilaalinta shimbirta. Sidee Sumaya u xallin doontaa dhibaatada shimbirka geedka qoda?
Ebook
(0)
Sumaya oo xalisay Dhibaatadii Maalinta Barafka (Sumaya Solves the Snowy Day Problem)
by Aisha Ahmed
Part of the Sumaya ayaa Xalisay series
After a fresh snowstorm, Sumaya is excited to play in the snow, but before long, she's freezing cold and needs to head inside. She starts to wonder, how do polar animals live outside in the cold? Can learning more about polar animals help her stay warm outside even on a cold day?
Kadib duufaan baraf cusub, Sumaya aad ayay u xiisaynaysaa inay ku ciyaarto barafka, laakiin waqkhi yar kadib, qabow ayaa soo wajahaya waxayna u baahan tahay inay gudaha u gasho. Waxay bilawday inay iswaydiiso, sidee ayay xayawaanka ku nool cirifka qabaw ee aduunka ugu nool yihiin dibada qabowga? Ma ka caawin kartaa inay diirimaad ku sii jirto banaanka xitaa maalin qabow?
Ebook
(0)
Sumaya waxay xallisay Sheekada Tuuga iyo Barafka (Sumaya Solves the Ice Thief Problem)
by Aisha Ahmed
Part of the Sumaya ayaa Xalisay series
On a hot summer day, Sumaya is all set to make some lemonade. But before she is able to fix her refreshment, the ice goes missing. Where did it go? Is there an ice thief in the house?
Maalin xagaa ah kulul, Sumaya waxay diyaar u tahay inay samayso liin dhanaan. Laakiin kahor inta aysan awoodin inay hagaajiso cabitaankeeda, barafkii ayay waysay. Halkee ayuu aaday? Ma tuug barafka xada ayaa guriga ku jira?
Ebook
(0)
Sumaya waxay xallisay dhibaatada hadiyadaha Geed Qalalay ah (Sumaya Solves the Droopy Gift Problem)
by Aisha Ahmed
Part of the Sumaya ayaa Xalisay series
Sumaya's cousin is graduating from high school, and Sumaya wants to give her a flowering plant as a gift. But the plant begins to droop before graduation day. Can Sumaya solve her droopy plant problem before it's too late?
Ina adeerteed Sumaya ayaa ka qalin-jabinaysa dugsiga sare, Sumaya waxay rabtaa inay siiso geed ubax ah oo hadiyad ahaan ah. Laakiin geedka ayaa bilaabay inuu qalalo kahor maalinta qalin-jabinta. Sumaya miyay xalin kartaa dhibaatadeeda geedka qalalay kahor inta uusan wakhtiga dhamaanin?
Showing 1 to 4 of 4 results